Boqorka oo booqdey safaaradda Soomaaliye ee Nairobi

Boqor Burhan Boqor Muuse oo maalmahan ku sugnaa dalka kenya ayaa booqasho ku tegay safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Kenya. Danjire Jibriil Cabdulle iyo masuuliyiinta kale ayaa ayaa boqorka ku soo dhaweeyey safaaradda waxaaana ay warbixino ka siiyeen adeega ay u hayaan qaranka iyo bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya.

Boqorka ayaa ku bogaadiyey denjire Jibriil shaqada uu bulshada Soomaaliyeed u hayo.

Boqor Burhan Boqor Muuse oo si weyn loogu soo dhoweeyey safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Kenya. Danjire Jibriil iyo masuuliyiinta kale ayaa soo kala tusay xarunta bulshada loogu adeeggo.

Boqorka ayaa ku bogaadiyey denjire Jibriil shaqada uu bulshada Soomaaliyeed u hayo.